Waa inaad buuxisaa dhammaan shuruudaha hoos ku taxan si aad u hesho e-Visa. Fadlan xaqiiji inaad buuxisay shuruudahan adigoo gujinaya sanduuqyada ku xiga. Haddii aad buuxin weydo mid ka mid ah shuruudahan oo aad sii wadato codsigaga, e-Visa-gaagu waxa uu noqon doonaa mid aan shaqaynayn.